Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

       

 
 
 
Waagacusub Media: Website-ka Weriyeyaasha Soomaaliyeed 2009
 

Somalia:Moderate Islamists declare Jihad against Al-Shabab By Alasow Clickhere

Somalia:People supports government in rallies By Alasow Clickhere

Masuul lasoo shaqeeyey Madaxdii hore ee DF oo Geeriyoodey.

Muqdisho 11 March 2009 Waagacusub Media

Masuul lasoo shaqeeyey labadii Ra’isul wasaare ee Dowladii C/laahi yuuusf ayaa Maanta ku ruux baxey Xaafada Maana Booliyo ee Degmada Shibis kadib Markii Gaari uu sitey ee la kacdey Miino Nooca Ramuud kantaroolka Xili kasoo baxey Guri uu ka degnaa Xaafadaasi.
 

Marxuumkan Geeriyoodey oo lagu magacaabe Cubeyd maxamuud maxamed ayaa ahaa Taliyihii Dhanka Amaanka u qaabilsanaa labadii Ra’isul Wasaare ee ka shaqeeyey Dowladii uu Madaxda uhaa C/laahi Yuusuf  .

Sidoo kale Qaraxaani Miino ayaa waxa ku geeriyoodey labo kamid Ilaalada Masuulkan oo mid ahaa walaalkiis la dhashey halka uu Burbur xoogaan soo gaarey gaariga ee siteen Sida uu Saxaafada u shaagey Abuukar Max’ed Xuseen oo Adeer uhaa Masuulka geeriyoodey.

Ku-xigeenka Gudoomiyha Degmada Shibis Raago xasan callow oo qaraxa kadib ka tagey Goobta falka ka dhacey ayaa Saxaafada u shaagey in ee kala garan waayeen ragii saarnaa gaariga oo ee dhamaan isku darsameen Hilbahooda Islamarkaan ee aad u edkeeyeen Amaanka Goobta Falka ka dhacey iyo nawaaxigeeda Ciidamada Booliska ee Dowlada Midnimada Qaran.

Marjirto ilaa Hada Cid sheegatey Qaraxa Miino ee ku Geeriyoodeen Masuul lasoo shaqeeyey Xukuumadihii Cali Geedi iyo Nuur Cade iyo Qarkamid ah Ilaaladiisa.

Sikastaba haba ahaatee Qaraxaani  Miino ee lagu qaarijey Marxuukaan iyo Ilaaladiisa ayaa ka qeyb noqonayo Bartilmaameed Gaawaarida ee Sitaan Madaxda Dowlada iyo Masuuliyiinta lasoo shaqeeyey..

Waagacusub Media: Kulmiyaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso

Halkaan ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Dhageyso

Dhageyso dabaal dega Gor Gor Media Group

Madaxweyne Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso 

Cumar Xaashi  Dhageyso Wareysigiisa

 Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new