Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

       

 
 
 
Somalia News: Associated Somali Journalists ASOJ
 

Somalia:Moderate Islamists declare Jihad against Al-Shabab By Alasow Clickhere

Somalia:People supports government in rallies By Alasow Clickhere

Xuska Nabigeena Muxumad NNKH oo ka dhacaya Sweden"Ka qeybgal".

Muqdisho 11 March 2009 Waagacusub Media

Waxaaa la ogeeysiinayaa dhammaan dadweeynaha kunool wadanka SWEDEN gaar ahaan magaalo madaxdiisa Stockholm iyo nawaaxigeeda in la qaban doono xaflada moowliidka nabiga (NNK) taariikhdu markeey tahay 21 march 2009,saacada 18:00
 
xaflada dhalashada nibigeena (NNK) waxaa ay ka dhici doontaa xaafada tensta.masjidul khayr.adress. uppingegränd 23.
kasoo horjeedka enbackas.skolan. wixii faah faahin ah kala xiriir

Sh. maxamud maxamed cali (guriceel) TeL: 0762477539
Sh. guuleed maxamed aadam. telefphone. 0735670224
E_mail. msabriye77@hotmail.com

                              wabilaahi towfiiq

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso

Halkaan ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Dhageyso

Dhageyso dabaal dega Gor Gor Media Group

Madaxweyne Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso 

Cumar Xaashi  Dhageyso Wareysigiisa

 Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new