Somalia:Moderate
Islamists declare Jihad against Al-Shabab
By Alasow Clickhere
Somalia:People supports
government in rallies By Alasow Clickhere
Wargelin muhiima akhristayaasha
Waagacusub Media
Mogadishu 11 March
2009 Waagacusub Media
Dhamaan Akhristayaasha sharafta
badan ee Waagacusub.com waxaa la ogeeysiinayaa in webka
loo rarayo Server cusub ama Shirkad cusub loo wareejinayo
waaxda hosting sidaas daraadeed mudada shaqada lagu
guda jiro hadii ay dhacdo inaad la kulanto index maran,cad
ama soo qabanaya waxyaabo kale waxaad wararka iyo barnaamijyada
oo dhan kala socon kareeysaa www.waagacusub.net
iyo www.dahiralasow.com
Farsamayaqaanada ku guda jira rarista Webka waxay qabaan
inuusan isbedel imaan karin laakiin Wargelinteena waxay
ka turjumeeysaa saacad kasta iyo waqtikasta inaadan
seegina wararka Waagacusub Media.
Maamulka Waagacusub oo ku xisaabtamaya
waxyaaba badan wuxuu hore ugu sii fikiray sameeynta
Website-yo kala duwan oo laga hosting gareeyay shirkado
kale duwan.
Dhawaan waxaa hawada soo gelaya
www.waagacusub.info
oo si heer sareeysa loogu dhisay systemka loo yaqaan
PHP kaas oo suurtagelinaya in dadweynahu xitaa ay ku
dhiibtaan fikradahooda warkasta oo lagu qoro,iyadoo
sidoo kalena Weriyeyaasha Soomaaliyeed mid walba uu
heli doono awood uu maqaalkiisa ku geliyo.
Waagacusub Media waa Warbaahin
kulmisa Weriyeyaasha Soomaaliyeed,wuxuuna ujeedkeedu
yahay inay Suxufiyiinta Soomaaliyeed ka saarto garba
duubka ay ku hayaan ganacsatada Warbaahinta sameeysatay.
2004 biloowgeeda ayaa la sameeyay
Waagacusub.com,wuxuu soo maray marxalado kala duwan,sida
hanjabaado,isku day dil oo lala beegsaday maamulka iyo
Weriyeyaasha iyo dacwooyin guuldaro ku dhamaaday.
Sanad walba Waagacusub Media waxay
kordhineysay hoowlaheeda shaqo,waxyaabaha ugu muhiimsan
waxaa ka mida Waaxda Sports-ka oo lagu faaqida Ciyaaraha
dunida iyo kuwa dalka hooyo.
Waaxda Wararka Englishka oo riixday
inay ajnabiyiin badan ku xirmaan sidoo kalena ay xigtaan
Wakaalada wararka iyo Wargeysyadda Caalamka.
Idaacad maqala oo suurtagal ka
dhigtay in xafladaha dhaca iyo wareysiyada dadka la
xiiseeynayo lagu wareeysto iyadoo su-aalaha la waydiinayana
ay yihiin kuwa ka turjumayo dhiiranaan,danta shacabka
iyo wadaninimo halka ay dhacdo inaysan Idaacadaha qaar
su-aalaha muhiimkaa waydiin karin war galayashaa garabyadda
Somalia.
Idaacadda waxaa bishiiba dhageeysto
,dhageeystayaal lagu qiyaasay lix Milyan oo qof kuwaas
oo la rumeeysan yahay inay tiro ka shan jeer dib u dhageystaan
.
Barnaamijka Fanka iyo Suugaanta
ayaa noqday mid ay taageereen fanaaniin badan iyo dad
fanka xiiseeyo maadama fanka dalkeena la xaqiray.
Waagacusub,Website baaxadweyniyo,waa
weriyeyaal,waajib gudashadooda,wanaag loogu tababaray,oon
waabaneynoo,wadankiyo dibadaba,waxa ka dhaca aduunyadda,soo
tebiyo wararkoo,dhaqso looga wada sugo
Ku xirnoow Waagacusub Media,
Waagacusub
Media: Kulmiyaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso
Halkaan
ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Dhageyso
Dhageyso
dabaal dega Gor Gor Media Group
Madaxweyne
Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso
Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso
Waagacusub
Media
The
Largest Media in Somalia
WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI that meeting
was discused the objective of the asoj and
was
nominated new