Somalia:Moderate
Islamists declare Jihad against Al-Shabab
By Alasow Clickhere
Somalia:People supports
government in rallies By Alasow Clickhere
Hogaamiyaha Somalia oo
dhigiisa Burundi Pierre NKURUNZIZA kula kulmay Bujunbura
.
Bujunbura11 March
2009 Waagacusub Media
Madaxwaynaha dawladda ku meel gaarka ah ee soomaaliya
Shariif Sheikh Ahmed iyo wefdi ballaaran oo uu
hoggaaminayo oo saaka ka duulay magaaladda Nairobi ayaa
goor sii horraysay ka deggay xarunta dalka Burundi ee
Bujunbura .
Wefdiga madaxwaynaha ayaa waxaa si diiran ugu soo
dhaweeyey magaaladda bujunbura madaxwaynaha dalka
Burundi Pierre NKURUNZIZA iyo saraakiil sar sare oo ka
tirsan dawladda Burundi,madaxwaynaha ayaa waxaa
durbadiiba loo galbiyey aqalka madaxtooyadda halkaasi oo
uu iminka ka socdo kulan ay leeyihiin saraakiisha labada
dal
Kulanka madaxwayne Sharif iyo NKURUNZIZA ayaa waxaa lagu
soo qaadayaa arrimaha Somalia gaar ahaan ciidamadda
nabad ilaalinta ee Burundi ka jooga dalka
Somalia,Madaxwaynaha Somalia ayaa shalay sidoo kale
kulan kula yeeshay magaaladda Nairobi madaxwaynaha dalka
Mwai Kibaki iyo duplamaasiyiin reer galbeed ah oo ku
booqday hotelkii uu ka degganaa Nairobi,wefdiga
madaxwaynaha ayaa u sii gudbi doona dalka Uganda oo
shalay saraakiil ka tirsan ciidamadeeda Somalia ay ku
geeriyoodeen shil diyaaradeed oo lake Victoria ka dhacay
By Mursal Quule
mursalquule@journalist.com
Nairobi-Kenya
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso
Halkaan
ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Dhageyso
Dhageyso
dabaal dega Gor Gor Media Group
Madaxweyne
Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso
Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso
Waagacusub
Media
The
Largest Media in Somalia
WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI that meeting
was discused the objective of the asoj and
was
nominated new