Somalia:Moderate
Islamists declare Jihad against Al-Shabab
By Alasow Clickhere
Somalia:People supports
government in rallies By Alasow Clickhere
Weriye ku sugan Baardheere oo ka waramay xaalka guud.
Baardheere 10 March
2009 Waagacusub Media
Weriye Maslax Cabdi Qalalab oo
ku sugan Magaaladda Baardheere ayaa ka hadlay sida ay
ku dhasheen dagaaladii ka dhacay degaanadaas ee dhexmaray
Ahlusunna iyo Shabaab.Halkaan
ka dhageyso ama Rogo
Weriye Maslax wuxuu tibaaxay in dagaalka uu ka qarxay
ka gadaal markii Shabaab ay Magaalada ku rogeen amar
la xiriira inaan la xusi karin dhalashada Nabigeena
Muxumad Nabad iyo Naxariis korkiisa ha ahaatee.
Mar la waydiiyay cidda tagtay masjidka ee weerarka qaaday,wuxuu
xusay in Masjidka ay ka socotay Muxaadaro ay jeedinayeen
Culumadda Ahlusunna,wuxuuna Weriyaha oo cabsi badan
ka muuqatay ka gaabsaday sheegida cidda dagaalka biloowday.
Weriye Maslax wuxuu tilmaamay in dagaalka ay labada
dhinac isu adeegsadeen hub culus,uuna markii dambe maqlay
warar sheegaya in Ahlusunna dagaalyahanadoodii baneeyeen
goobahii ay difaaca uga jiraan hasse yeeshee Weriyeyaasha
kale ee ku sugan Baardheere waxay sheegeen inay labada
ciidan is horfadhiyaan.
Maslax Qalalab oo xaalad amaan aawadeed uga gaabsanayay
faahfaahinada qaar wuxuu farta ku fiiqay in kooxda Shabaab
Magaaladda Bandoow ku rogtay.
Halkaan ka dhageyso
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso
Halkaan
ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Dhageyso
Dhageyso
dabaal dega Gor Gor Media Group
Madaxweyne
Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso
Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso
Waagacusub
Media
The
Largest Media in Somalia
WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI that meeting
was discused the objective of the asoj and
was
nominated new