Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

       

 
 
 
Somalia News: Associated Somali Journalists ASOJ
 

Somalia:Moderate Islamists declare Jihad against Al-Shabab By Alasow Clickhere

Somalia:People supports government in rallies By Alasow Clickhere

Madaxa Amniga Shabaab ee baardheere oo sheegay inay wadayaan leynta Ahlusunna"Cod"

Baardheere 10 March 2009 Waagacusub Media

Madaxa Amniga Baardheere ee Al-Shabaab, Faarax Xiish Muxumad ayaa Warbaahinta Waagacusub u sheegay inay gacanta ku dhigeen Masjidka Geed Awoowe oo uu xusay inuu xoog kaga saareen Culumaa'udiinkii ku cibaadeeysanayay.Halkaan ka dhageyso ama Rogo
 
Faarax Xiish oo Wareysi caro badan ka muuqato siiyay Warbaahinta Waagacusub wuxuu xusay inay xulufadda Ahlusunna Geel ku qaleen Masjidka Geed Awoowe,wuxuuna ku sifeeyay dad Murtidiina.
Wareysiga Madaxa Amniga Shabaab wuxuu ku sheegtay guulo inay ka gaareen dagaalka ay la galeen,wuxuuna sidoo kale xusay inay Murtidiin kula jiraan dagaal.
Faarax Xiish wuxuu wareeysigiisa ku bilaabay inaysan Ahlusunna la gelin dagaal hasse yeeshee isla daqiiqadii wuxuu qirtay inay Masjidka ka saareen,oo gacan ku heyntiisa la wareegeen.
Mar la waydiiyay meesha ay u baxeen Culumaa'udiinka Ahlusunna ee Masjidka uu sheegtay qabsashadiisa,wuxuu yiri" Meel ay aadeen ma ogin,waana sii wadeeynaa dagaalka,oo wuxuu bartilmaameedkeenu yahay qolada aan is heeyno"
Waxaa la waydiiyay inuu wada hadal qaadanayaan si loo baajiyo dagaal diimeed,wuxuuna kaga jawaabay" ma joojineyno dagaalka,waan wadeeynaa"
Waxaa lagu celiyay ma waxaad ula jeedaan inaad beegsaneysaan Culumaa'udiinka Ahlusunna?wuxuu yiri " Haa"
Waxaa lagu celiyay ma jiraan xal aan dagaal ahayn oo aad heeysid,wuxuu kaga jawaabay,"waa dhaaftay waqtigaas,hada dhamacda ayaan ku kala baxeeynaa"
Khasaaraha dhinacooda ka gaaray,wuxuu ku gaabsaday inay dhaawacyo jiraan laakiin waxna ka dhiman,sidoo kalena mar la waydiiyay dhinaca Ahlusunna waxay gaarsiiyeen,wuxuu yiri"Hada jawaabtaas ma hayo"
Iimaanka Masjidka Kooxda Khawaarijta weerartay ayaa Waagacusub wareysi uu siiyay ku beeniyay sheegashada Faarax Xiish,Halkaan ka dhageyso.
Weriye Maslax Cabdi qalalab oo ku sugan Baardheere ayaa isagana ka warbixiyay sida ay wax uga dhaceen Magaaladaas iyo dagaalka sababta uu ku curtay.
Weriyaha oo aan khadka telefoonka ku wareeysanay,wuxuu faahfaahiyay sida uu hada yahay xaalka Baardheere yahay hada,Halkaan ka dhageyso

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso

Halkaan ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Dhageyso

Dhageyso dabaal dega Gor Gor Media Group

Madaxweyne Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso 

Cumar Xaashi  Dhageyso Wareysigiisa

 Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new