Somalia:
opposition warns government against deploying troops
By Dahir Alasow
Clickhere
Somalia:
France offers to train 10,000 Somali soldiers By
Dahir Alasow
Clickhere
Somalia:
Kenya seizes vehicles carrying Somalis at border By
Dahir Alasow
Clickhere
Somalia:
Al-Shabab imposes curfew in southern town By
Sunni Said
Clickhere
Somalia:
Burundi opposition urges troop pullout of Somalia By
Sunni Said
Clickhere
TAHNIYAD dhalasho Weriye Al badri iyo lamaantiisa
DJibouti
1March 2009 Waagacusub
Media
Amiin Caamir Maxamed iyo Xaaskiisa Zeynab Yacquub, iyo
dhammaan bahda Amiin Arts iyo Amiin Caamir Media Groups.

Dr. Maxamed Cali Ibraahim
Md. Shariif Xasan Sheekh Aadan,
Dr. C/raxmaan Ibraahim Aadan Ibbi.
Dr. C/qaadir Xasan Shirwac,
Al Ustaad C/qaadir Maxamed Mursal,
Ustaad Xassan Macalin Yuusuf (Black)
Ustaad Axmed Ugaas Cali Ugaas Nuur,
Ustaad Cali Maxamed Xalane (Cali Baabuur),
Siciid Maxamed Maxamuud,
Ustaad C/laahi Maxamed Xasan (Black),
Ustaad C/qaadir Maxamed Cusmaan (Barnaamij)
Ustaad Maxamed Ibraahim Maxamed (Fanax)
Ustaad Maxamed Maxamuud Guure,
Ustaad Lufti Shariif Maxamed Cumar,
Ustaad Shuceyb Xassan Xaaji,
Zamzam C/laahi Cabdi,
Fardowsa Sheekh Xassan Kuuriya,
C/Raxmaan Shariif Maxamed (Taysiir)
C/Kariim Maxamed Jimcaale (Muxsin)
Dhammaan akhyaartan qiimiga sare leh waxay hambalyo
kal iyo laab ah u dirayaan Saxafiga Abuukar Sheekh Axmed
Albadri iyo marwadiisa Anfac Amiin Siid Axmed oo uu
wiil ugu dhashay Isbitaalka daarul Xanaan ee Caasimada
Jabuuti 22-ka bishan Febraayo 2009, waxaa loo bixiyey
Ayuub Abuukar, waxay leeyihiin la imoow Samirkii Nabi
Ayuub, geesinimadii Khaalid ibnu Waliid, daacadnimadii
Cumar Binu Khadaab iyo Deeqsinimadii Abuubakar Sadiiq
Aamiin.

TAHNIYAD
Daahir C/lle Calasow (Daahir Yare)
Maxamed Axmed Xassan (Gentleman)
Zamzam C/laahi Warsame,
Eng. C/qaadir Sheekh Yuusuf.
Dr. Aamina Saciid Cali (Xurriyo)
Maxamed Cali Jimcaale (Nucmaan)
C/Laahi Macalin Siciid
Maxamed C/lle Tallman
Eng. Maxamed C/raxmaan
C/Rasaaq Maxamed Warsame
Idriis Ibraahiim C/laahi
Cali Mukhtar
Sacdiyo Shariif C/nuur

Dhamaan asxaabtan oo ku nool dalka Sweden waxay Tahniyad
u dirayaan Abuukar Sheekh Axmed Albadri iyo Anfac Amiin
Siid Axmed oo 22-2-2009 uu wiil ugu dhashay dalka Jabuuti,
gaar ahaan Isbitaalka hooyada iyo dhallaanka ee Daarul-Xanaan.
Wiilkaas oo loo bixiyey Ayuub Abuukar Sheekh, waxay
leeyihiin soo barbaar, noqo kii dalkiisa, diintiisa
iyo dadkiisa anfaca waalidkiisana baarri u noqda.
TAHMIYAD
Aabe Sheekh Axmed Maxamed,
Faadumo C/laahi Xuseen,
Batuulo Sheekh Axmed iyo Caruurteeda,
Raabiyo Sheekh Axmed,
Aweys Sheekh Axmed iyo Xaaskiisa Xaliimo Maxamed Aadan,
Faadumo Sheekh Axmed,
C/laahi Sheekh Axmed,
Cumar Sheekh Axmed,
Cismaan Sheekh Axmed,
Sahra Sheekh Axmed, iyo Dhamaan reer Sheekh Axmed ee
kala ah: Juweyriya, Xafiido, Sahro, Xasan, Xuseen, Axmed,
Maxamed Amiin, Maryama.
Habar Yar Xaliimo Abuukar iyo Caruurteeda,
Habaryar Kaltuumo Abuukar iyo Caruurteeda,
Sahra Aadan C/raxmaan iyo seygeeda Maxamed Aadan Suuley
iyo caruurtooda,
C/laahi Aadan C/Raxmaan (Xareedow)
Eedo Caasho Aadan Diiriye,
Yaasmiin Xasan Abuukar,
Fartuun Xasan, Maxamed Xasan iyo dhammaan reer Xasan
Abuukar,
Ilyaas Axmed Abuukar ,
Muxudiin Sheekh Ibraahim iyo Xaaskiisa Kaltuumo Shacbaan.
Dhamaan waxay hablayo u dirayaan Abuukar Sheekh Axmed
Albadri iyo Anfac Amiin Siid Axmed uu uu wiil ugu dhashay
Caasimadda dalka Jabuuti 22-ka Febraayo, 2009, wiilkaas
oo loo bixiyey Ayuub Abuukar, waxayna leeyihiin soo
barbaar .
TAHNIYAD
Aabe Amiin Siid Axmed Xaaji Yuusuf,
Hooyo Cibaado Warsame Beereed,
Eedo Xirsiyo Jimcaale,
Eedo Xaliimo Jaamac,
Axmed Amiin Siid Axmed iyo Xaaskiisa Hodan Xuseen,
Cali Amiin Siid Axmed iyo Xaaskiisa,
Shukri Amiin Siid Axmed iyo Odeygeeda iyo Caruurtooda,
Yuusuf Amiin Siid Axmed,
Leyla Amiin Siid Axmed,
Sucaado Amiin Siid Axmed (Stella),
Yaasmiin Amiin Siid Axmed,
Fuaad Amiin Siid Axmed,
Fatxi Amiin Siid Axmed,
Zaki Amiin Siid Axmed,
Amiin Zakariye Amiin,
Saalax Amiin Siid Axmed,
Xassan Amiin Siid Axmed,
Saadaam Amiin Siid Axmed,
Suldaan Amiin Siid Axmed,
Khaalid Amiin Siid Axmed,
Nasro Axmed Mukhtaar,
Xamso Axmed Mukhtaar.
Dhammaan reer Amiin waxay Hambalyo iyo Bogaadin u dirayaan
Abuukar Sheekh Axmed Albadri iyo Anfac Amiin Siid Axmed
oo wiil ugu dhashay dalka Jabuuti, isbitaalka Daarul
Xanaan, Febraayo 22, 2009, waxaana loo bixiyey Ayuub
Abuukar, waxaan leenahay Soo barbaar.
TAHNIYAD,
Raxmo Sheekh Maxamed iyo Seygeeda Caydaruus
Shukri Siidow Xasan,
Fardowso Maxamed C/lle (Tina)
Mustafa Xaaji Cabdi Nuur,
Cusman Aadan Axmed (Timacadde)
C/Risaaq Axmed C/raxmaan (Today),
Qoraa sare Abuukar maxamed Jimcaale (Abmoji),
Qoraa sare Cabdisamad C/qaadir Faarax (Hanad)
Saalax Maxamed Cadde,
Dhammaan saxafiyiinta meel kastoo ay joogaanba waxay
tahniyad kal iyo lab ah u dirayaan Saxafiga Abuukar
Sheekh Axmed Albadri iyo Anfac Amiin Siid Axmed oo wiil
ugu dhashay dalka Jabuuti febraayo 22, 2009, wiilkaas
oo loo bixiyey Ayuub Abuukar.
Waxaan leenahay MININKA WAA LAGUGU ARKAYE, MADARKANA
KA SOO MUUQO, Aaaaaaaaamiin
Sunni Said Saleh
sirsunni@gmail.com
Sports@waagacusub.com
Waagacusub Media
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso
Halkaan
ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Dhageyso
Dhageyso
dabaal dega Gor Gor Media Group
Madaxweyne
Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso
Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso
Waagacusub
Media
The
Largest Media in Somalia
WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI that meeting
was discused the objective of the asoj and
was
nominated new