Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

       

 
 
 
Somalia News: Associated Somali Journalists ASOJ
 

Qormadii Xiisaha badneed ee xog warankii Xasan Dahir Aweys 2aad

Qormo 08 Fabaury 2009 Waagacusub Media


Waxaan raba in aan citiraafo dhamaan in ana galay inta kor kuxusan oo dhan waayo waxa hortayda ka hilaacayay kursiga dhalaala oon dhayal lagu helin.

Waxaan ka codsanayaa umadda Somaliyeed meelkasta oo ay joogto in layska kay cafiyo, waayo midda aan kujiro maanta uma malaynayo in aan kabaxay iyo in an kufariisandoono mustaqbalka kursiga dowladnimo.
 Ugu dambayntii waxaan soo jeedinayaa talooyinkaan;

1-In diinta looga dambeeyo culamadii diinta soo wedi jirtey ee shaaficiyada ahaa.

2-In Al-Shabaab lagulad agaalamo meelkasta, si diinta loooga badbaadiyo.

3-In la ii soo duceeyo in ilahaay gacanta cadowga iga saaro.hadaan ka baxana waxaan dagayaa daharka Xaaji Aways.

4-Hadaad idaacadaha codkayga ka maqashaan waxa aan sheegayaa maahan wax aan xor u ahay ee wax la ii meeriyaa

Wariye:Muqaalka Xasan Dahir wuxuu ahaa mid ay ka muuqato quus siyaasadeed iyo qoomamo qaladaad hore.kama muuqan rajo kursi doon iyo mid kacdoon toona.wuxuu ahaa nin aad u daalan oon ku qanacsanayn qaab nololeedka siyaasadeed uu ku noolyahay.

Waxaa kamuuqatay qoomamo qaladaad siyaasadeed,diineed iyo qabiil oo uu horay u galay.wuxuu hadalkisii kusoogabagabeyay dalbasho cafis iyo in laga tashado.

Xasan Dahir Aweys waxaa hubaala inuu ku jiro gacan cadaw,waxaana taariikhda ugu qoran dhacdooyin badan

Axmed Ciise Cali (Gurey)


Afhayeenka Hawiye Vs Mukhtaar Roobow -Dhageyso

Dhageyso dabaal dega Gor Gor Media Group

Madaxweyne Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso 

Cumar Xaashi  Dhageyso Wareysigiisa

 Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new