
Xasan D Aweys"Qiyaamo diineed ayaa i galisay
Qisaas siyaasadeed"
Asmara 01
Fabaury 2009 Waagacusub Media
Noola kasta waxaa la soo darsa xalado kala duwan oo
ah farxad iyo naxdin,taaso ka timaada isbad badal nololeedka
siyaasadeed,dhaqaale iyo nabadgalyo.
Qormadaan waxaan ku eegeynaa Hogaamiyihii Maxaakiimta
Xasan Dahir Aweys oo loo diiday inuu ka baxo Eretria
sidoo kalena isagoo ku jira Xabsi guri dahsoon.
Sheekadda soo socoto waxay dhexmartay Xasan Dahir Aweys
iyo Axmed ciise Cali (gurey)
Waxaa ii suura gashay in aan kula kulmo Xasan Daahir
Aways Magalada Asmara ee Dalka Eretria
Wuxuu iiga sheekeeyay si lab furnaan ah taariikh nololeedkiisii
Ciidan,siyaasadeed iyo diineedba.wuxuuna ku bilaabay
hadalkiisii sidaan:
Somalia: Profile
of Somalia's new president By Dahir
Alasow
"Qabkaygii kursidoonka ahaa wuxuu i galiyay qisaas
siyaasdeed"
Wuxuu bilowday qabkaygii kursidoon waagii culimda la
layn jiray ilaa manta oon iyadii ugu jiro xabsi siyaasadeed
oo dahsoon.
Codkayga waxdoonku wuxuu ka dhawaaqayay darbiga ka gadaaleeya
Diinta taas oo aan u arkay meesha kaliya ee aan ka soo
galikaro.
Waxaan si qarsoodi ah ugu biiray ururo diimeedyadii
dahsoonaa ee dalka ka bilowday 70aadkii "Akhwaanul-
Muslimiin"
Waxaan galay dagaalkii 77 kaas oo aan kasoo helay khibrad
aan u arkayay Inay kor u qaadi karto damacayga siyaasadeed.
Dagaalkii kadib waxaan codsaday ruqsad ah in aan ciidanka
ka baxo tasoo la ii ogolaaday.
Waxaa i xiray Maxamed Siyaad Barre iguna xakumay dil,laakiin
taas micnaheedu ma ahayn inuu rabay inuu i dilo,laakiin
wuxuu ulajeeday qab jabintayda.
Wuxuu Xafiiskiisa iigu yeeray maalin malamaha kamid
ah Maxamed Siyaad,markaan u soo galay ayuu Xafiiska
dibada uga baxay,markuu baxay ayaan inta istaagay ku
fariistay kursigiisii,hadana waxaan ku soo laabtay oon
fariistay kurisigaygii intii aanu soo noqon Madaxwaynuhu.
Markuu soo galay ayuu iwaydiiyay maku fariisatay kurisigayga.
Maya ayaan ku iri.wuxuu igu yiri isagoo dhoola cadaynaya
waan ogahay Inaad aad ujeceshahay kurisigaan,waanan
ogahay sadex nin ood ku jirto ayaa kursigaan aad ujecel.waxaana
ugu doqonsan adiga. maxaa yeelay,waxa aad dadka u sheegto
oo diinta ah,waxaad tahay iyo waxaad rabtid way kala
badalan yihiin.
Adiga C/laahi Yuusuf iyo Caydiid waxaad rabtaan inaad
kuf ariisataan kursigaan.laakiin sadexdiina caydiid
xeradaan wuu soo galayaa balse isagoo qiimo leh kuma
fariisanayo, wuuna ku dhimanayaa.
C/llaahi wuu soo gelayaa laakiin ceebuu kala tagayaa
adigana adoo doonaysid ayaad xabsi u geleeysaa laakiin
ma aqaan inuu noqon doono mid shisheeye iyo mid gudaha
dalkeena.
Ka bixitaankii Siyaad ayaan isiri waxaa yimid jaaniskaagii
balse waxaa i qariyay qabkii Caydiid iyo qabaa'ilkii
USC.
Isku dayadii aan isku dayay in aan saaxada siyaasadeed
soo galo waxaa ka mid ahaa:
- Dagaalkii araare oon ahaa caqligii ka dambeeyay
anoo adeegsanaya Al Itixaadkii daaroodka.
- Qabsashadii marka oo ay igu gacansiineysay Hay-atu
culyaa.
- Dagaalkii luuq iyo B/xaawo iyo dilkii shabeel oon
ahaa maskaxdii kadambaysay.
- Dagaalkii boosaaso oon ku galay ifta diineed.
- Dhismihii maxkamadihii qabaa'ilka.
- Magacaabistii Shariif Sheekh Ahmed
Dhimashadii Caydiid waxaan islahaa waxaa ku
soo baxay fursad dahabi ah waayo waxaa iga horwaregay
hogaamiye beeleed awood leh oo dadkiisu jeclaayeen.
Durbadiiba anoo ka faa-iidaysanaya janiska Waxaan wax
ka aasaasay Maxkamadii ifka xalan anoo uga faaiidaysanaya
dururftii nabadgalyo ee ka taagnaayd Muqdisho,laakiin
dhab ahaantii waxay ahayd dhibaato aan naftayda u abuuray.waxaa
jiray qolooyin si toosa u fahamsanaa qorshaahyga dagaalo
badana ila galay.
Waxaa yimid maamulkii Carte kaas oo ii geeystay sadex
dhibaato;
1- In dadkii ay heleen maamul dowladeed oo ay
u arkayeen in ay uga maarmaan kii qabiilka .
2- Ninkii hogaaminayay oo ahaa nin aan isku jufanahay.
3- inuu shakhsiyan ii soo jeedshay in aan dalka isaga
baxo.wuxuuna ii soo diray oo igala hadlay arinkaas Cali
Iimaan Sharmaarke,Maxamed Daylaaf rag ay horkacayeen.waanan
ka diiday.
Waxaan ababulay qorshe kale oo ah in aan bulshada ku
dhex milano aanan joojino gooni isu muujinta inagoo
qabsanay,dhaqaalaha,waxbarashada,caafimaadka,irshaadka
si aan hoos uga soodhisno.taas oon xoogaa horumer ah
ka gaaray.Lakiin markii beesha caalamku ogaatay arinkaas
waxay la yimaadeen qorshe aad u habaysnaa oo nalaku
soo saarayay kaasoo ahaa dhismihii argagixiso la dirirka
ee hogaamiya kooxeedyadii dalka.arinkaasu wuxuu ahaa
arin khatar ah o olaygu dabay sidii kaluun hilib loogaliyay
bahashii qaban lahayd ee doonay inuu hilbka cuno,dibadeena
la qabtay.
La dagaalankaygii hogaamiyayasha wuxuu ahaa khalad siyaasadeed
oon galay.waayo waxaa ii furnaa fursado badan oonkaga
badbaadi karay.
Qaladaadkaygii siyaasadeed iyo diineed waxaan kamid
ahaa:
-Magacaabistii shariif.
-Dhismihi maamulki Maxaakiimta qabiilka.
-diidmadii awood qaybsigii khartuum.
-Hubka qaadistii beelaha hawiye.
-Aaditaankii casmara
-Dib u magacaabistii Shariifka.

Intaas oo khalad siyaasadeed ah hogaamiya gala kama
badbaado inta badan ee nasiib ayaan ku noolahay
· waxaan galay Qisaas siayasadeed oo aan ku jira
hada,mana hubo inaan ka bixi karo maxaa yeelay cidda
aan la joogaa Muslim maaha,waxaana mararka qaar isweydiiyaa
sidee Boqortooyadda Saudi Arabia waxaad ka weysay uga
heshay Eretria.
· Umadda Soomaaliyeed waxay rabtay in
amxaaro ka baxdo,wayna baxday
· Aniga iyo Aforwaqina waxaan rabnaa inay joogto.
· Qiyaamo diimeed oo sabab u ah dhibaalka aan
kujiro.
· Waxaan la saaxiibay aforqi oo ah ninka islaamka
ugu neceb dunida.
· Waxaan necbaaday Zenaawi oo walaalkiisa.
· Waxaan necayb lixaad leh u qaaday aqdaabtii
diinta al-suufiya kuwana gaalnimo xukumay.
· Waxaan ka raacay Al-shabaab oon diinta raad
ku laheeyn gaalnimana igu xukumay.
· Waxaa la ii yaqaanaa murtad jiifa Hotel gaalo.
· Waxaa i daba ordayaa nacayb beeshii aan ka
dhashay oo aan garbaduub siyaasadeed,dhaqaale iyo dhimasho
u xiray.
· Waxaan ogadaay ururadii aan aasaasay dhaaman
in ay shaar diineed uga faa- iidaysteen qabiil.
Intaas iyo in kale ayaan u ahay Maxbuus siyaasadeed.
Afowaarqi ayaa i waydiiyay su’aal. Wuxuu igu
yiri waxaad tiri wadamada geeska Afrixca ayaan ka dhisayaa
dowlad islaam ah anagu maku jirnaa kuwaas?.
Waxaa igu adkaatay in an ka jawaabo su aashaas.laakiin
midda kaliya oon ka fahmay ayaa ah in an maxbuus u ahay
eraygaas.indha kulul ayuu igu fiiriyay wuuna iga tagay.waxkasta
oo aan sheego hada waa wax la’ii soo qoray oo aanan
ka leexan karin. La soco qeybta 2AAD EE SHEEKADDA.
Halkaan
ka dhageyso Muxaadaro Janaqoow
DHAGEYSO
HEESTA WAAGACUSUB EE SANADKA CUSUB 2009
Faallo-Xulka
Bariiska Jaayga Ku Soo Cunay Xerada Jabouti Iyo Natiijadiisii+sawiro
Mohamed
Qanyare should sue the Atlantic, not threaten Waagacusub
Dhageyso
Su-aalaha iyo Muxaadarada Hassan Dahir
Afhayeenka
Hawiye Vs Mukhtaar Roobow -Dhageyso
Dhageyso
dabaal dega Gor Gor Media Group
Madaxweyne
Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso
Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso
Waagacusub
Media
The
Largest Media in Somalia
WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI that meeting
was discused the objective of the asoj and
was
nominated new