Dhamaan Dhageystayaasheena Waxaan ku wargalinaynaa in aan idiin soo bandhigi doono Xulka Heesaha loogu jecel yahay
 
 

Contact:waagacusub.net@gmail.com
 
  Saxid: Heesta Hodaneey Haraadoo waxaa iska leh C/laahi Biyoonda, kaasoo aan ku qaladnay in uu leeyahay King Khalid oo isagu ku luuqeeyay dhowr jeer, sidaa daraadeed aan hada dib ka saxnay dhageystaal sidoo kale naga dhowra heeso badan  
 

Heesta Maanta: Jaceylkeenaa Ka weyn Fanaanka Hanuniye

Heesta : Qalbi Deeqa (Dhageyso)

 
 
Heesta Hibbo Dhageyso
Xasan Aadan Samatar
Heesta Hodaneey Haraadoo (Dhageyso) C/laahi Biyoonda
Heesta: Oon Baa Biyaha Loo Cabaa (Dhageyso)
Saciid Daa'uud
C/qadir Sanka
Heesta : Indha Caashaq (Dhageyso)

 

Heeso Wadani

Heesta: Talisyahoow Wareersan (Dhageyso)

Heesta : Midab Gumaysi Diida (Dhageyso)

 

 

Aqristayaal iyo Dhageystayaal waxaan ku howlanahay balaarinta Boggan iyo waliba sida aan ku soo xuli lahayn heesaha ay inta badan dadku jecel yihiin,anagoo goor dhow soo buuxun doono heeso Xul ah oo dhiiga idin dhaqaajin doona dhamaantiin, Wixii Talo ah oo aad u heysaan Boggan Heesaha Noogu soo dir fadlan Cinwaanadeena kala ah Waagacusub.net@gmail.com ama Music@waagacusub.net
 
 
     
©All Rights Reserved Waagacusub.net |Contact:waagacusub.net@gmail.com |Designed by Cfitaaxsom Software