Gabar magaceeda
lagu sheegay Is-mahaan Cumar ayaa labadii maal-mood ee la soo dhaafay
waxay gaaf wareegeysay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho oo sida
la she-egay uu ku lumay wiil ay saaxiibo ah-aayeen oo dalka jabuuti
ay iskala yimaadeen, kaasoo u dhashay dalka Jabuuti.
Ismahaan ayaa
dad nala soo xiriiray waxay u sheegtay in wiil-kaasi uusan Soomaaliya
kala aqoon, balse ay iyadu soo kaxaysay, si ay waalidkeed u soo barto
iskuna guur-sadaan Muqdisho, balse mar ay su-uqa Bakaaraha alaabo
ka iibsanayeen uu ugu dhex milqay dadkii, kaasoo aysan haatan meelna
ku sheegin.
Waagacusub
Arimaha Bulshada
Nurkhaire@hotmail.com
