14. August . 2007 Waagacusub.net Arimaha Bulshada.

 Dalka Soomaaliya waxa uu yahay dalka labaad ee ugu xeebta dheer qaaradda Africa wuxayna leedahay xeeb dhirirkeedu tahay 3333km.

 
 


Tirada dadka Soomaaliyeed waxaa lagu qiyaasaa 8,000,000 oo qof.

60% Soomaalidu waa dad reer baadiya ah , 20% waa dad reer magaal ah, 15%

Baro Dalkaaga Hooyo ee Soomaaliya

waa dad beeralay ah iyo  5% oo ah dad Kaluumayato ah.

khubarada ka faaloota taariikhda dalka Soomaaliya waxa ay sheegeen in erega Soomaaliya uu ka taaganyahay labo eray oo la'isku geeyay, kuwaasi oo kala ah (
Soo-Maal), iyadoo eraga Soo macnihiisa loola jeedo Soco, halka ereyga Maal uu macnihiisu ka soo jeedo Lis.

Marka labadaasi eray la'isku daro waxaa uu noqonayaa (Maal Saca).

Khubarada qaarkood waxa ay sheegaan in magaca Soomaali uu asal ahaan ka soo jeedo ereyga carabiga ee ah (Duu-maa) oo fasir ahaan la macna ah Shacab xoolo badan leh.

Sooyaalka taariikhda qadiimiga ah waxaa iyadana laga helayaa macno kale iyadoo khubaraduna ku doodayaan in ereygaasi uu ka yimid
Samaala  oo micnihiisu yahay ninkii waranka Dheeraa.

Samaala ayaa la sheegaa in uu ahaa ab iyo waziirkii ay ka soo farcanmeen dadka Soomaaliyeed (Aw-Samaale).

Taariikh ahaan dalkayagu waxa uu lahaan jiray xadaarad facween waxaana dalkeena loo aqoon jiray magacyo badan sida Dhulkii udgoonaa , Dhulkii eebe iyo Geeska Africa.

Caasimadda dalkeena waa Muqdisho, tan labaadna waa Hargeysa, tan sadaxaadna waa Kismaayo, tan afaraadna waa Burco, halka tan shanaadna waa Baydhabo, goboladii ugu horeeyay ee xornimadiisa qaata dalkeena waxa uu ahaa gobolka Waqooyi waxaana xornimadooda ay qaateen 26kii bishii June sanadii 1960kii halka gobolada kale ee koonfurtana ay xornimadooda qaateen 1-dii bishii Luulyo sanadii 1960kii.

Shirkii gumeestayaasha Africa ee lagu qeybsaday Africa ee ka dhacay Baar-liin 1884-tii ayaa dalka Soomaaliya loogu qeybiyey 5qeybood waxana shantaasi qeybood ay kala ahaayee:

§Gobolada Waqooyi oo la siiyay gumeestihii Ingiriiska.

§Gobolada koonfureed oo la siiyay gumeystihii Talyaaniga.

§Xeebta Soomaaliyeed ee Jabuuti ee loo dhiibay gumeystihii Faransiiska.

§N.F.D oo iyadana la siiyay dalka Kiiniya.

§Iyo gobolada  Soomaali galbeed oo gacanta loo geliyay Dawladda Itoobiya.

shantaan gobol waxaa la isku yiraahdaa shanta Soomaaliya taariikhdu markii ay eheyd 27kii bishii June sanadii 1977 ayay Jabuutina xornimadeeda qaadatay, waxaasa wali gacanta gumeestaha ku jira Soomaali galbeed iyo N.F.D.

Hadaba markii ay xurnimada qaateen gobolada Koonfureed sanadii 1960kii waxay ahaayeen lix gobol oo kala ahaa gobolka Banaadir, gobolka Hiiraan, Gobolka Mudug iyo Gobolka Bari sidoo kale waxaa iyana ku soo idarsamay goboladii waqooyi ee iyaguna isla sanadkaas xornimada qaatay waxayna ku soo darsadeen koonfurta lbadii gobol ee xiligaasi gobolada waqooyi la'isku oran jiray, ee gobolka Waqooyi, Galbeed io gobolka Togdheer waxana ay isku noqdeen goboladii jamhuuriyadda sideeda gobol, markii uu kacaankii milatariga ahaa dalka Qabsaday ee la qaaday ololihii horumarinta reer miyiga ee sanadii 1973dii ilaa 1974tii xiligaasoo ay timid baahi ween oo ahayd in la magacaabo gobolo kale markaas waxaa sideedii gobol lagu kordhiyay todobo kale waxayna tirada gobolada dalka noqdeen shan iyo toban gobol Bilowgii sanadii 1980kii waxaa lagu kordhiyay gobolka Jubada dhexe, dabayaaqadii sideetameeyadii ayaa iyana la magacaabay gobolada Sool iyo Awdal xiligaasoo tirada gobolada dalku noqdeen sideed iyo toban gobol.

Shaxda Gobolada iyo Degmooyinka Dalkeena.

  1. Gobolka Banaadir.

Shingaani

Hodan

Howlwdaag

Shibis

Boondheere

Yaaqshiid

Kaaraan

XamarJabjab

Xamarweyne

Cabdicasiis

Wadajir

Waaberi

Wardhiigley

Heli waa

Dharkiinley

Dayniile

Dhaqaalaha gobolka Banaadir waxa uu ku tiirsanyahay Ganacsiga. 
   2.  
Gobolka Shabelada Dhexe.

Jowhar

Balcad

Cadale

Aadanyabaal

 

 

Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay jowhar, dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay Beeraha
  
3.   Gobolka Hiiraan.

Beledweyne

Buuloburte

Jalalaqsi

Matabaan

 

 

Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay Beledweyne, dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay xoolaha nool iyo beeraha.

    
4.   Galguduud.

Dh/mareeb

Caabudwaaq

Ceelbuur

Ceeldheer

Cadaado

 

Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay Dhuuso mareb dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay xoolaha nool.


    
5.   Gobolka Mudug

Gaalkacyo

Hobyo

Jariiban

Xarar dheere.

Galdogob

 

Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay Mudug dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay xoolaha nool.


    
6.   Nugaal.

Garoowe

Eyl

Sinujiif

Boocane

Rabaable

Burtinle

Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay Garoowe dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay xoolaha nool.

  7.   Gobolka Bari.

Boosaaso

Qandala

Iskushuban

Bandarbayla

Caluula

Qardho

Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay Boosaaso dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay Ganacsiga iyo Kaluunka.

  8.   Sool.

Laascaanood

Xudun

Caynabo

Taleex

 

 

Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay Laascaanood dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay xoolaha nool.

  9.   Sanaag.

Ceerigaabo

Laasqoray

Ceel afweyn

Baran

Buraan

 

Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay Ceeri gaabo, dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay xoolaha nool gaar ahaan ariga.

 10.   Togdheer.

Burco

Owd weyne

Sheekh

Buuhoodle

 

 

Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay Burco, dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay xoolaha nool gaar ahaan geela iyo ariga.

  11.   Gobolka waqooyi galbeed.

Hargeyso

Berbera

Gabiley

Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay Hargeyso dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay ganacsiga iyo xoolaha nool.

12.   Gobolka Awdal.

Baki

Boorame

Saylac

Lug haya.

 

 

Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay Baki dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay ganacsiga iyo xoolaha nool.

13.   Gobolka Sh/hoose.

Marka

Baraawe

Qoryooley

Afgooye

Wanlaweyn

Kurtunwaarey

Sablaale.

 

 

Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay Marko dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay beeraha iyo xoolaha nool.

14.   Gobolka Bay.

Baydhabo

Buurhakaba

Diinsoor

Ufurow

Qansax dheere

Bardaale.

Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay Baydhabo dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay beeraha iyo xoolaha nool.

15.   Gobolka Gedo.

Garbahaarey

Luuq ganaane

Doolow

Beled Xawo

Ceelwaaq

Baardheere.

Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay Hargeyso dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay Beeraha iyo xoolaha nool.

16.   Gobolka Bakool.

Xudur

Waajid

Yeed

Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay Hargeyso dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay ganacsiga iyo xoolaha nool.

17.   Gobolka Jubada Dhexe.

Bu'aale

Dajuumo

Baardheere

Saakow

Jilib

 

Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay Bu'aale dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay Beeraha.

18.   Gobolka Jubada Hoose.

Kismaayo

Afmadow

Badhaadhe

Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay Hargeyso dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay ganacsiga iyo xoolaha nool gaar ahaan Lo'da.

Dhererka u dhexeya Gobolada dalka.

Shaxda soo socota ayaa waxa ay muujinaysaa fogaanta u dhexeysa Gobolada dalkeena iyo magaala madaxda.

Xamar

247km

Baydhabo

 

Xamar

550km

Dhuusomareeb

Xamar

111km

Marka

 

Xamar

1600km

Hargeysa

Xamar

90km

Jowhar

 

Xamar

1220km

Laascaanood

Xamar

335km

Beledweyne

 

Xamar

925km

Garoowe

Xamar

485km

Bu'aale

 

Xamar

1505km

Boosaaso

Xamar

500km

Kismaayo

 

Xamar

1800km

Baki

Xamar

430km

Xudur

 

Xamar

1340km

Burco

Xamar

505km

Garbahaarey

 

Xamar

1450km

Ciiregaabo

Xamar

750km

Gaalkacyo

 

 

 

 

 

Hadaba shaxdan kalena waxa ay qayexeysaa fogaanta ay isu jiraan qaybo ka mid ah magaalooyinka dalkeena Soomaaliiya.

Muqdisho

30km

Afgooye

 

Afgooye

164

Buurhakaba

Buurhakaba

66km

Baydhabo

 

Baydhaba

150km

Luuq

Baydhaba

155km

Xudur

 

Luuq 

80km

Doolow

Luuq

69km

Garbahaarey

 

Garbahaarey

129km

Baardheere

Baardheere

195km

Baydhaba

 

Baardheere

260km

Jilib

Jilib

114km

Kismaayo

 

Kismaayoq

139km

Afmadow

Kismaayo

195km

Dhoobley

 

Muqdisho

113km

Marka

Marka

193km

Baraawe

 

Baraawe

168km

Jilib

Muqdisho

95km

Jowhar

 

Jowhar

121km

Buuloburte

Buuloburte

116km

Beledweyne

 

Beledweyne

45km

Feerfeer

Jowhar

140km

Cadale

 

Cadale

185km

Ceeldheer

Ceel dheer

162km

Ceel buur

 

Ceel buur

110km

Sindago

Sindago

164

Beledweyne

 

Sindago

220km

Gaalkacyo

Gaalkacyo

256km

Hobyo

 

Gaalkacyo

260km

Garoowe

Garoowe

219

Eyl

 

Garoowe

222km

Qardho

Qardho

258km

Boosaaso

 

Qardho

221km

Bandarbayla

Iskushuban

280km

Caluula

 

Caluula

40km

Bareeda

Caluula

105km

Baargaal

 

Garoowe

132km

Laascaanood

Laascaanood

141

Ceeldhaab

 

Ceeldhaab

255km

Ceerigaabo

Ceeldhaab