March .11.2009 Waagacusub.net Howga Bulshada Walaalaha

Tahniyad Meher oo ku socota Lamaanayaasha Qadar iyo Saciido.

 
 



1-Idiris Cawad Maxamed

2-Nasra Maxamed Maxamud

3-Fardowsa Iimaan Maxamud

4-Aamina Maxamed Xujaale

iyo dhamaan shaqaalaha Waagacusub Media waxay tahniyad u dirayaan Qadar Muxumud Xasan iyo Saciido Jaamac Cabdillahi oo meherkoodu ka dhacay Magaaladda Borame ee gobolka Aawdal,Jamhuuriyadda Somaliland.

Lamaanayaasha ,faraska iyo geenyadda waxaanu leenahay gacal iyo sokeeye,meherkiinu lagu farax ayaanu leenahay.

Waagacusub Arimaha Bulshada
fatkayare123@hotmail.com



 
ŠAll Rights Reserved Waagacusub.net |Contact:waagacusub.net@gmail.com |Designed by Cfitaaxsom Software