june .11.2008 Waagacusub.net sheekooyinka jaceylka

Weriyaasha waxay hambalyo u dirayaan Lamaanayaasha. Axmed Cali Sheekh (Axmed yare) iyo Shamsa Maxamuud Maxamed

 
 


Dhamaan xubnaha Gudiga Suxufiyiinta Dibad Jooga Soomaaliyeed ee magaalada Nairobi, oo kala ah

Gudoomiyaha gudiga:C/laahi Maxamed Xuseen (taajiroow)

kuxigeenka 1aad:Xuseen Qaasim Nuur Sheekha

kuxigeenka 2aad :leylo Sheekh Aadan

Madaxa maaliyadad:Bile Gurxan Axmed

Madaxa tababarad:Saalax Cismaan Diiriye (Sonna)

Xiriiriyaha gudiga ;Cabdi Cassis Xasan Dhoore

Maxdaxa Warfaafinta Maxamed Cabdullaahi Siidii

Madaxa xalinta mashaakilka Aweys Maxamed Nuur Foodey

Sahra Maxamuud Koronto

Xasan Nuur Boqol jirow

Cabdinaasir Maxamuud Cumar Zeero

Fu'aad Maxamed Cilmi

Sunni Saciid Saalax

Canab Cabdi Axmed

Cabdiraxmaan Cali Suubiye

dhaaman dadkaasi waxaa ay tahniyad dhalasho u dirayaan Xoghayaha guud ee gudigaasi Axmed Cali Sheekh (Axmed yare) iyo Shamsa Maxamuud Maxamed oo 8 june wiil uu ugu dashay Magaalada Saint Loius, gobolka Missouri ee dalka Mareykanka, wiilkaasi waxaa loogu magac daray Xamza

Waagacusub Arimaha Bulshada
fatkayare123@hotmail.com



 
ŠAll Rights Reserved Waagacusub.net |Contact:waagacusub.net@gmail.com |Designed by Cfitaaxsom Software