Nin magaciisa lagu sheegay Maxamed oo degan degmada Jowhar ayaa Xaaskiisa oo 5 da' u dhashay maseyr dartii inuu qudha ka gooyo go'aansado.
Sida wariyaha wargeyska Aayaha Nolosha Ismaaciil Cumar Madoobe uu ku soo waramayo ninkaas oo Toorey ku qali rabay Xaaskiisa balse ay la xarbisay ayaa wuxuu u geystay dhaawac daran, waxaana haweeneyda la dhigay Isbitaal iyadoo ninkana Xabsi la dhigay.
Waagacusub
News
waagacusub.net@gmail.com
