May .06.2008 Waagacusub.net sheekooyinka jaceylka

Dardaaranada Rasuulkeenii NNKHA GABADHA MUSLIMKA AH UGA TEGAY.

 
 


rasuulku NNKHA waxa uu ahaa hogaamiyaha iyo tilmaamaha iyo waliba baraha ugu wanaagsan ee allah SWT u soo diray umada koonkan ku nool dhamaanteed.

Intii uu dunida guudkeeda joogay rasuulkeenii NNKHA waxa uu in badan dadka ku waanin jiray, hadba waxa naftooda iyo diintoodaba u wanagsan e anfacaya if iyo aakhirba>
Halkan waxan jeclaystey in aan idiiinku so gudbiyo dardaarano dhawr ah oo rasuulkeenii suubanaa NNKHA uu uga tagay gabadha muslimka ka ah kaas oo aan jeclaystey in aan idiin so gudbiyo rajeenayana in uu idin anfici doono insha allah wana kuwan eega hantiya:-

1.ILAALINTA INDHAHA :-

WAA SHAY MUHIIM U AH QOF KASTE OO MUSLIM AH IN UU FAHMO XIKMADA KU JIRTA IN AY ILAALIYAAN INDHAHOODA OO ANAY MEEL WALBA KU EEGIN.

2.XISHOODKA :-

XISHODKU WAA QURUXDA GABADHA MUSLIMADA AH, WANA ASTAAN LAGU GARTO QOFKA WANAAGSAN EE NOLOSHA LOO HIBAYN KARO.

GABADHU HANTIDA UGU QAALISAN EE AY HAYSATAA WAA XISHOODKA.

3.SALAADA:-

SALAADU WAA FARALKA SAARAN QOFKASTA OO MUSLIM AH, SI GAAR AH AYUU RASUULKU NNKHA UGU DARDAARMAY DUMARKA IN AY ILAALIYAAN SALAADA.

4. SOONKA:-

SOONKU WAA GAASHAN .QOFKASTE OO MULIM AHI WAXA LOO BAAHAN YAHAY IN UU OGAADO SOONKA. RASUULKU NNKHA WAXA UU DUMARKA ULA DARDAARMAY IN AY SOONKA GAASHAANKA DHIGTAAN

5. ILAALINTA XUBINTA TARANKA;-

RASUULKU NNKHA WAXA UU DUMARKA KULA DARDAARMAY IN AY XAARAAN KA ILAALIYAAN XUBNAHOODA TARANKA.

6. NOQO MID ADEECDA SAYIGEEDA:-

WAA DARDAARAN SI GAAR AH RASUULKEENII NNKHA UGU DEEQAY HAWEENKA

7. XIDHIIDHINTA EHELKA SAYIGEEDA

8. XIJAABKA:-

WAAYO XIJAABKU WAA HUGA GABADHA MUSLIMKA AH
9.XANTA OO AY ILAALIYAAN:-

10.NADAAFADA IYO QURXINTA GURIGEEDA IYO NAFTEEDA IYO WALIBA CARUURTEEDA.
 

 
 
diyaariye:- hodo ahmed ibraahim
email:-
hoodo07@hotmail.com
 

Waagacusub Arimaha Bulshada
fatkayare123@hotmail.com



 
ŠAll Rights Reserved Waagacusub.net |Contact:waagacusub.net@gmail.com |Designed by Cfitaaxsom Software