Dicember .02.2007 Waagacusub.net Sheekooyinka jaceylka

Filan Waagii Guurkeyga Qaybtii 1aad

 
 





AKhristayaal Inta Aan uguda Galin Qisadaan Kahor hadii Aan waxyar idin ka faah faahiyo Qisadani Waxa Ay Dhacdey Wadanka keyna Gaar ahaan Nairobi Waxeyna Dhaxmartey
Dadka Kale Aha Ali Omar Iyo Waris Abdi Waa sheeko Dhab ah oo Runtii aad iyo aad u
Wanaagsan Waa Mid ay ku Dheehan Tahay Faraxad Iyo Naxdin intaba Lasoco

Qisadani Ayaan Ah Qiso Aad uanaxdin badan xambaarsana Mac luumaad aad ubalaaran Akhristayaal sheekadaan Waa Hubaal in Aad La Dhacaysaan Waxaana Filayaa In aan Sheekadaan Mus taqbalka dhaw Buug Ka Qoro Sheekadii Ayaa Bilaabanaysa ee Qof Kastow Sifiican ula Soco Waxaaneyna ubilaaban Doontaa Sidatani Aqriste Lasoco .........


Ali Omar Asaga Iyo Reerkooduba Waxey dalka Kenya soo galeen 1992dii Xiligaasi Aykasoo  Qaxeen Wadanaka somali gaar ahaan Caasimda somali ee muqdisho Reerkoodana Waxey Aheeyen Reerka Ladan Xagaga Nolasha ama Dhaqaalaha Maysan Galin Xeryaha qaxootiga Waxeyna usoo Gudbeen Nairobi Ali Omar Dugis Hoose Dhaxe Iyo Sare waxuu kudhameyay  Nairobi Kenya Asgaoo ahaa Shaqsi aad ujeclaa Waxbarshada Hamigiisu ahaa in uu Meel  Sare ka gaaro Waxbarshada Waxuuna Nasiib uyeeshay ilaa Iyo Jaamacad in uu gaaro
Waxuuna Dhiganayey Mid Kamid ah Jaamacadaha waaweyn ee kenya Taasoo ah ..


Nairobi University Waxuuna Kamid Ahaa ardeyda faro kutirska ah ee Dhigataa Jaamacada Waxuuna ahaa Nin aad iyo aad uugu wanaagsan xagaga Waxbarshada Waxaana intaasi ushii dheere in uu maalin uun meel sare ka gaaro waxa barshada iyo Hamiga niyadiisa Kujira oo ah in uu aqoontiisa Wax kuqabsado Reerkoodana uugu qabto aqoontiisa .

Aqristoow Sheekadaani Waxey Dhacdey 1999 Xiligaasi oo uu Cali Ahaa Ardeyda Dhigtaa
Jaamacada Waris Waxey Kamid Gabdha Dhigtaa Jamaacada Nairobi Lakiin aqoon sare  Maysan isku Laheyn Waris Iyo Ali Omar Maalin maalha kamid ah ayeey Waxey kukul


Meen Baanaka Jaamacada Horteeda Waxaana Meeshaasi La isku Dhaafsadey Sheeko  Gaaban Iyo Kaftan Waxaana ay aheed Gabar ilaahey udhalshey qurux iyo Asluub runtii
Indhahii Arakaa in aysan Kajreesan Dooni quruxada Iyo Muuqaalka uu ilaahey udhalshey  Waris Runtii intaasi Waxaa usii dheeraa kaftanka iyo Dabeecada Wanaagsan uu ilaahey  Ugu Deeqay Waris Ali Omar oo Maalinkaasi aad iyo aad uugu Faraxsanaa Barshada uu bartey Waris ayaa Yire warisey maanta waxaan aad iyo aad uugu Faraxsanahay Barashada  aan ku bartey Runtiina Waxaad Tahay Gabar somaliyeed oo Dabeecad wanaagsan oo ah
Mid aanan Laheli karin waxaan soo Dhaweynaa Barshadaada Runtii Magaceyga waa Ali


Omar Waxaan Dhigtaa Jamaacada Waxaan Dhameyn Rabaa haduu ilaahey Yiraahdo waris  Ayaduna Waxay tire runtii aniguba aad iyo aad ayaan uugu Faraxsanahay barshada aan Kubartey Lakiin aniga Waxaana kamid ahay Ardeyda Cusub ee Sanadkaani Timid ama soo  Gashey Jaamacada Waxaana aad ujeclahay Dhanka Waxbarshad ama aqoonta waxauuna Jawaab uugu dhigey aniga Xataa Waan jeclahay waxbarshada waana Wax lajeclaado ,  Runtii Maalinkaasi Ali Omar Gabdhaasi aad iyo aad ayuu uuga heley qalbigiisa ka Go' aan sadey in uu la yeesho Xiriir Wanaagsan Xirrirkaasi oo Noqdaa mid Mira dhalaa ama Mida noqodaa mid meel wanaagsan gaara Runti gabdhaasi Waxaa aad iyo aad uugaga Haley  Ali omar oo ahaa wiil la dhigaa Jaamacada Runtii markastaa Waxuu qalbigiisa Galiyey
Sidii uu hanan Lahaa qalbigeeda Iyo Maskaxdeeda Runtii gabdhaasi oo aheed Gabar ilaahey Qurux Iyo Adaaba u dhalashey Gabdhaasi oo Aheed Gabdha Somaliyeed.


Ee Farku tirska ee dhigtaa Jaamacada Markuu in mudaa Socdey Xiriirkooda Ayuu Maalin  Maalmaha Kamid Ah u sheegey in ku Casuumi Doono Gurigooda oo kuyaala Xaafada  Xaafada South B. Xafadaasi oo ay dagan Yahiin dadka Lacagata ama Dhaqaalaha  Hesytaa Dadka Nolashooda Meel sare gaar siisan tahay Codsigaasa Waxaa aqbaley Waris Waxaana Maalinkaasi oo Aheed Maalin Axad ah xaafada loogo sameeyey Qado sharaf Waxaana Xaafada Maalinkaasi kusugnaa Xaajo Omar oo ahaa Ali abahis Iyo Reer Kooda oo dhan Waxay yimmaadeen Waris Iyo Ali Omar Gurigii oo Maalinkaasi aad iyo aad oo sharaxay ama loo hagaajiyey Maalinkaasi oo aad moodo in xaafada lagu soo


Casuumey Madax Sare Maalinkaasi Waxaa aad iyo aad u faraxsanaa Ali Omar maadama uu Gabadha Waris ah kusoo Casuumey Gurigooda Waxaana ay fariisteen qolkii Fadhiga
Ahaa oo maalinkaasi si aad iyo aad loo hagaajiyey Waxaana Fadhigii Fariistey Ali omar Iyo Waris Ali Waxuu Gabdhii wadada Barey reerkoodii oo dhan Abahiis Iyo hooyadiis Iyo Walaalahisba Waris maalinkaasi Waxaa si aad iyo aad ah loogu soo dhaweeyey Guriga

Waxaana Durbadiiba loo keeney Cabitaan Qabooq Waxeyna Bilaaben sheeko Dheer Iyo Kaftan Waxuuna Bilaabey in uu weydiiyo Warisaay hadaan kuula kaftmo Xiiri aad Dadkale
Laleedahay Miyaa jira waris oo qosleysa ayaa Tire May majiraan cid aan Xiriir laleeyahay.

Waxuuna Mar kale Su aaley Runtii Waris Hadaadan Xiriir dad aadan la laheyn kawaran Hadaan Xirrir Wanaagsan Yeelano maxaadsa ka qabtaa arinkaasi Runtii Waxeyna Tire ,

Waxba kama qabo arinkaasi waana arin aad iyo aad uwanaagsan waana soo Dhaweynyaa Lakiin ma jirtaa mid kale oo aad sidayda wada sheekaysataan Waxuuna Jawaab uugaga Dhigey Majirto Mana Jiri doonto mar hadaan ku bartey adiga Runtii Waxaadna Tahay Gabar Ad iyo aad uwanaagsan oo ah Gabar Dabeecad qurux Aqoon intaba ilaahey siiyey .

Warisa Waxey Jawaab uugaga Dhigtey Waxaan doonayaa in uu noqdo mid waara oo weligiis jira. Adigase maxay kula tahay?" Waxuuna Yire aad iyo aad ayaan usoo ,

Dhaweynyaa hadlkaasi Waligeyba Waxaan ku fakari jirey in aan barto Gabar adoo kale ah  oo aqoon iyo Dabeecad in aan barto ama Xiriir layeesho Nasiib Wanaag adigaan ku bartey.

Anigana sidoo kale. Waadna ku mahadsan tahay Casuumaada aad iigusoo Casuuntey Gurigiina aad iyo aad ayaan kaaga Mahad Celinyaa Aniga keena ayaan maalin Qado kuugu Sameyn Doonaa Haduu ilaahey Yiraahdo Ali Omar Dareen naxariiseed badan durbadiiba jirkiisa dubaaxshay Asgoo maalinkasi u aheed Maalin Faraxadeed Runtii aysana Waligii Qalbigiisa ka Goayn Maadama Gabadha uu Bartey ama Rabo in uu Xiriir layeesho waligiis
Ku hamin jirey Lakiin Maanta Nasiibka u yeeshay Waxuuna Yire Ali Waan ku faraxsanahay

kulankeena qaayaha badan," Runtii Waris Waxay Tire Aniga sidoo kale ayaan uugu, Faraxsanahay Kulankeena Qiimaha Iyo Waris Waxey Tire Waxaan Rabaa in aan kushego
waxaan kaa codsanayaa, haddii aad doonayso in uu xiriirkeennu sii jiro in aad marnaba been ii sheegin,"Waxuuna Yire Maba kuu qooro in aan Hadla been ah kuu sheego Warisay Waxaana Afkiisa Kasoo Baxay Erayo aad iyo aad umacaan kuwaasi oo ahaa Kuwa kani

I had closed the door upon my heart
And wouldn't let anyone in,
I had trusted and loved only to be hurt
But, that would never happen again

Waris intaasi Markii ay Maqashey Waxaa ay Tire waan aaminayaa hadaladaada Naxariista leh Runtiina waxaad Tahay Shaqsi aad iyo aad uwanaagsan oo aanan laheli
Karin Ayduna Mar kale Waxay Jawaab usiisay Tix dan soo socotaa oo ah ,,,,,,,

I'll never forget the way you looked
When I saw you there that night;
The way you just seemed to glow
In the warm and gentle light.
If every time you crossed my mind,
a drop of rain should fall
We could swim forever,
in the greatest ocean of them all

If every time I dreamed your face,
A flower bloomed anew,
I could walk eternally
in my garden next to you.
If every time I imagined your smile,
a star was placed in sight,
Darkness would never fall upon
our love's endless light

Kadiba Hadaladii Waxaa lagasoo Baxey Gurigii Waxaana loo soo Dhaqaaqay Dhankii Baanka Guriga Waxeyna Si Wanaagsan Umac Salaamesya Reerkii oo dhan Waxaana
aad iyo aad uugu Riyaaqay Gabadhaani Asluubta Iyo Qadarinta Kamuuqata Cali Omar Reerkoodii oo dhan Waxeyna Halkaasi kuwada Salaantey Reerkii oo dhan Waxaana , Guriga Kaqaaday Ali Omar oo ku kaxeeyey Gaari uu lahaa Abahii Xaaji Omar, Waxaan Gaariga isla raacay Waris iyo Ali Omar Waxeyna Markale Bilaaben sheeko Dheer Iyo Kaftan Runtii Waris Ninkii Helaa Waxuu Haley Gabar aad iyo aad u fiican  Taaso Waris Ayaa Tire Ali omar waxaan balan kaagaga qaadayaa in aan Maalinta,
Axada Danbe in aan aniga gurigeena Casuumad kuugu sameeyo haduu ilaahey Yiraahdo Maxaad Kaqabtaa Arinkaasi kaqabtaa waxuuna Yiri arinkaasi waan kaa gudoomey.


Waxuuna yiri hadalo runtii dhagahii maqlaan ay uugu bogi karaan ama ay jeclesyan,
Doonaa Waxaana kamid ahaa Tixdaasi Tix yaroo layaab leh Runtii Waana Tan,


This feeling of love that I have for you,
A feeling so strong, so special, so new.

You give me the gift of happiness each day,
Never have I known it could be this way.

You have given your love regardless of cost,
With my heart in your care, I will never be lost.

Or never again wonder what love really means,
For now I do know it means so many things.

Understanding and caring, through good times and bad,
Sharing emotions, should they be happy or sad.

Being there for each other through laughter or tears,
At each other's side for the rest of our years.

My only wish is to be with you, my love,
For each day I pray to the heavens above.

That you always remember my feelings for you.
A feeling so strong, so special, so new

Waaaaaaaaaaaaaw Miyaad Rabtaa in aad i waasho Maanta oo aad igaaga bad badisay Amaanta Faraha badan Runtii Waan kaa gudoomey Lakiin hadaan Waasho Adigaa Kamasuul ah Waxuuna hadalkiisa Sii Wato anigaanba dooneyn in aad igaaga  Waalato macaanto Waxaad Tahay indhaheyga Nuurkooda Waxaad Tahay Qalbigeyga
Furahiisa Runntii mana doonaayo in aad igaaga Waalto waxaad tahay qalbigeyga, Hadana waxaanu nimid gurigaagi Waxaan Filaayaa in aad soo Xasuusan doonto,
Hadaladeydii Qiimaha Iyo Qaayaha Badanaa Waris Waxey Tire Maaha Kuwa aan ilobi Dooni hadertani waxaa soo Dhawaadey Gurigeeni Waxaana inoo balan ah sidaan kuu
Sheegey iyo Maalinta Axada ah haduu ilaahey yiraahdo Waxaana inoo balan ah sidaan Keeshegay Walaale Anigaa kusoo Waci Doono Markaan Tago Xaafada Kadibna.


Markii ay sii dagesya ay tire Waxey Tire Eryo macaan badan kuwaasi Waxaa kamid ahaa Kuwa kani ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,


Always in my heart
you make me feel more loved
than I've ever felt
and happier than I've ever dreamed.
 
The love and understanding you have
is something I have searched for
my entire life.

Always in my happiest
and saddest moments,
you are my best boy friend I come to you for everything,
and you listen to me without judgment


Labadaani Shaqsi Miyuu Raagi Doonaa Xiriirkoodu Mise Maraagi Dooni Lasoco qeybaha Kale ee Sheekadaani Maalmaha Soosocdaa Haduu ilaahey Yiraahdo Aqriste
Maal mahasoo Socdaa Haduu ilaahey Yiraahdo .........................Laso qeybta labaad


NB: Qoraalkaan xaquuqdiisa Waxaa Leh Qoraaga Ku saxiixan Amar La,aana Lama daabacan Karo lamana Qaadan karo ilaa ogulaasho Lagaga Helo Qoraaga sheekada

Axmed Maxamuud Xasan Axmed Qeys
Wixii aragtidaada ah iigagala soo xiriir ciwaanadan
axmedsalaad20@hotmail.com
salaad_300@yahoo.co.uk
Kenya Nairobi
Tell +254722886075
 

 

Waagacusub Arimaha Bulshada
fatkayare123@hotmail.com




 
ŠAll Rights Reserved Waagacusub.net |Contact:waagacusub.net@gmail.com |Designed by Cfitaaxsom Software